Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshii isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Saadooq ina Immeer, taasoo ahayd meel gurigiisa ka soo hor jeedday. Meel kale oo isaga ku xigtayna waxaa cusboonaysiiyey Shemacyaah ina Shekaanyaah oo ahaa kii dhawri jiray Iridda Bari.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:29 macnaha guud