Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Eliyaashiib oo ahaa wadaadkii sare ayaa la kacay wadaaddadii walaalihiis ahaa, oo waxay dhiseen Iriddii Idaha, oo intay quduus ka dhigeen ayay albaabbadeedii qotomiyeen, oo waxay quduus ka dhigeen tan iyo Munaaraddii Mee'aah iyo ilaa Munaaraddii Xananeel.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:1 macnaha guud