Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo warqad kaloo aan siiyo Aasaaf oo ah kan dhawra dhirta boqorka, si uu ii siiyo alwaax aan ku sameeyo waxa haya saqafka irdaha qalcadda ee guriga u dhow, iyo derbiga magaalada iyo guriga aan geli doono. Oo boqorkiina wuu ii wada oggolaaday sidii ay gacantii wanaagsanayd ee Ilaahay ii saarnayd.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 2

arki Nexemyaah 2:8 macnaha guud