Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Sanballad oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon, iyo Geshem oo ahaa Carab, markay taas maqleen ayay nagu qosleen, oo na quudhsadeen, oo waxay yidhaahdeen, War waxaad samaynaysaan waa maxay? Ma boqorkaad ku caasiyoobaysaan?

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 2

arki Nexemyaah 2:19 macnaha guud