Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan ku idhi, War waad aragtaan xaalka xun oo aan ku jirno, iyo sida Yeruusaalem u baabba'day, iyo in irdaheedii dab lagu gubay. Haddaba kaalaya oo aan dhisno derbiga Yeruusaalem, si aynaan mar dambe u sii ceebaysnaan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 2

arki Nexemyaah 2:17 macnaha guud