Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo wuxuu isagii u hagaajiyey qowlad weyn oo waagii hore la dhigi jiray qurbaannada hadhuudhka, iyo fooxa, iyo weelasha, iyo meeltobnaadyada hadhuudhka iyo khamriga iyo saliidda, oo amar lagu siin jiray kuwa reer Laawi, iyo kuwii gabayaaga ahaa, iyo irid-dhawryada, iyo qurbaannadii kor loo qaadi jiray oo la siin jiray wadaaddada.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:5 macnaha guud