Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 13:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna iyagii waan la diriray, waanan caayay, oo qaarkoodna waan dilay, oo timahoodiina waan ka rifay, waanan ku dhaarshay Ilaah, oo ku idhi, Waa inaydnaan gabdhihiinna u guurin wiilashooda, gabdhahoodana ha u guurinina wiilashiinna, idinkuna ha guursanina.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:25 macnaha guud