Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 12:44 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas ayaa rag loo doortay inay u taliyaan qolalka khasnadaha, iyo qurbaannada kor loo qaado, iyo midhaha ugu horreeya, iyo meeltobnaadyada, si loogaga soo ururiyo beeraha magaalooyinka oo dhan qaybihii sharcigu u amray wadaaddada iyo kuwii reer Laawi, waayo, dadka dalka Yahuudah way ku faraxsanaayeen wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi oo adeegayay.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 12

arki Nexemyaah 12:44 macnaha guud