Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 12:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii derbigii Yeruusaalem gaar laga dhigay kuwii reer Laawi mid kasta meeshiisii baa laga doondoonay in iyaga Yeruusaalem la keeno si gaarkadhigidda farxad loogu sameeyo, oo mahadnaqid iyo gabay, iyo suxuun laysku garaaco, iyo shareerado, iyo kataaradoba Ilaah loogu ammaano.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 12

arki Nexemyaah 12:27 macnaha guud