Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 12:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii reer Laawi madaxda u ahaa waxay ahaayeen Xashabyaah, iyo Sheereebyaah, iyo Yeeshuuca oo ahaa ina Qadmii'eel, iyo walaalahoodii iyaga ka soo hor jeeday inay Ilaah ammaanaan oo ay u mahadnaqaan, siduu amray Daa'uud oo ahaa ninkii Ilaah, iyagoo iska soo hor jeeda.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 12

arki Nexemyaah 12:24 macnaha guud