Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 11:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuwanu waa madaxdii gobolka oo Yeruusaalem degay, laakiinse magaalooyinkii dalka Yahuudah mid waluba wuxuu degay meeshii hantidiisii ahayd oo ku tiil magaalooyinkoodii, oo waxay ahaayeen reer binu Israa'iil, iyo wadaaddadii, iyo kuwii reer Laawi, iyo reer Netiiniim, iyo carruurtii addoommadii Sulaymaan.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 11

arki Nexemyaah 11:3 macnaha guud