Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 10:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, reer binu Israa'iil iyo reer Laawi waxay qurbaanka hadhuudhka, iyo kan khamriga, iyo kan saliidda keeni doonaan qolalka ah meesha ay yaalliin weelasha meesha quduuska ah, oo ay joogaan wadaaddada adeega, iyo irid-dhawryada, iyo kuwa gabayaaga ah. Oo innaguna guriga Ilaaheenna dayrin mayno.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 10

arki Nexemyaah 10:39 macnaha guud