Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 10:10-25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. iyo walaalahood oo ahaa Shebanyaah, iyo Hoodiyaah, iyo Qeliitaa, iyo Felaayaah, iyo Xaanaan,

11. iyo Miikaa, iyo Rexob, iyo Xashabyaah,

12. iyo Sakuur, iyo Sheereebyaah, iyo Shebanyaah,

13. iyo Hoodiyaah, iyo Baanii, iyo Beniinuu.

14. Oo madaxdii dadkuna waxay ahaayeen: Farcosh, iyo Faxad Moo'aab, iyo Ceelaam, iyo Satuu, iyo Baanii,

15. iyo Bunnii, iyo Casgaad, iyo Beebay,

16. iyo Adoniiyaah, iyo Bigway, iyo Caadiin,

17. iyo Aateer, iyo Xisqiyaah, iyo Casuur,

18. iyo Hoodiyaah, iyo Xaashum, iyo Beesay,

19. iyo Xaariif, iyo Canaatood, iyo Noobay,

20. iyo Magfiicaash, iyo Meshullaam, iyo Xeesiir,

21. iyo Mesheysabeel, iyo Saadooq, iyo Yadduuca,

22. iyo Felatyaah, iyo Xaanaan, iyo Canaayaah,

23. iyo Hoosheeca, iyo Xananyaah, iyo Xashuub,

24. iyo Hallooxeesh, iyo Filxaa, iyo Shoobeeq,

25. iyo Rexuum, iyo Xashabnaah, iyo Macaseeyaah,

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 10