1. Haddaba kuwii shaabad ku dhammeeyey waxay ahaayeen Nexemyaah oo ahaa taliyaha oo ahaa ina Xakalyaah, iyo Sidqiyaah,
2. iyo Seraayaah, iyo Casaryaah, iyo Yeremyaah,
3. iyo Fashxuur, iyo Amaryaah, iyo Malkiiyaah,
4. iyo Xatuush, iyo Shebanyaah, iyo Malluug,
5. iyo Haarim, iyo Mereemood, iyo Cobadyaah,
6. iyo Daanyeel, iyo Ginnetoon, iyo Baaruug,