Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 1:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiinse haddaad ii soo noqotaan oo aad amarradayda xajisaan oo aad yeeshaan, in kastoo kuwiinna la tuuray ay joogaan meesha samada ugu fog, halkaasaan ka soo ururin doonaa, oo waxaan keeni doonaa meeshii aan u doortay inaan ka dhigo in magacaygu joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 1

arki Nexemyaah 1:9 macnaha guud