Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhegahaagu ha maqleen, indhahaagana fur, inaad maqashid baryadayda anoo addoonkaaga ah. Wakhtigan habeen iyo maalinba waxaan kuu baryayaa reer binu Israa'iil oo addoommadaada ah, anigoo qiraya dembiyadii aan aniga iyo reer binu Israa'iil kugu dembaabnay; haah, aniga iyo reerka aabbahayba waannu dembaabnay.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 1

arki Nexemyaah 1:6 macnaha guud