Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Nexemyaah 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidow, waan ku baryayaaye, hadda dhegahaagu ha maqleen baryadayda anoo addoonkaaga ah, iyo baryada addoommadaada ku farxa inay ka cabsadaan magacaaga; waan ku baryayaaye, maanta i guulee, anoo addoonkaaga ah, oo ka dhig inaan ninkan hortiisa naxariis ka helo. (Anigu waxaan ahaa koobsidaha boqorka.)

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 1

arki Nexemyaah 1:11 macnaha guud