Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Naxuum 2:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigii ciidammadu wuxuu leeyahay, Bal eega, anigu col baan idinla ahay, oo gaadhifardoodyadana qiiq baan ku gubi doonaa, oo libaaxyada qayrabyada ahna seef baa baabbi'in doonta, oo waxa aad ugaadhsataanna dhulkaan ka dhammayn doonaa, oo codkii wargeysyadiinnana mar dambe lama maqli doono.

akhri dhamaystiran cutubka Naxuum 2

arki Naxuum 2:13 macnaha guud