Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Naxuum 1:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega kan warka wanaagsan keenaya oo nabadda faafinaya cagihiisa oo buuraha dul socda! Dadka Yahuudahow, iidihiinna dhawra, oo nidarradiinna oofiya, waayo, kii sharka ahaa mar dambe idinma soo dhex mari doono, waayo, isagii waa la wada baabbi'iyey.

akhri dhamaystiran cutubka Naxuum 1

arki Naxuum 1:15 macnaha guud