Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waan qaadan doonaa Rabbiga dhirifkiisa, maxaa yeelay, waan ku dembaabay isaga, ilaa uu dacwaddayda ii muddaco, oo uu ii garsooro. Iftiinka wuu ii soo bixin doonaa, oo anna xaqnimadiisa waan arki doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 7

arki Miikaah 7:9 macnaha guud