Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 7:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay ciidda u leefleefi doonaan sidii abeeso oo kale, sidii waxyaalo dhulka ku gurguurta ayay iyagoo gariiraya meelahooda ka soo bixi doonaan, oo waxay cabsi ugu iman doonaan Rabbiga Ilaaheenna ah, oo idinka aawadiin ayay u baqi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 7

arki Miikaah 7:17 macnaha guud