Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkaygiiyow, bal haatan soo xusuusta wixii uu Baalaaq oo ahaa boqorkii Moo'aab ku tashaday, iyo wixii u Balcaam ina Becoor ugu jawaabay, bal soo xusuusta wixii dhacay tan iyo Shitiim iyo ilaa Gilgaal, si aad ku ogaataan falimaha xaqa ah ee Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 6

arki Miikaah 6:5 macnaha guud