Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa reer Yacquub ka hadhayna waxay quruumaha dhexdooda iyo dadyow badan dhexbadhtankooda joogi doonaan sidii libaax ku dhex jira xayawaanka kaynta, iyo sidii aaran libaax oo ku dhex jira ido foof ah, kaasoo markuu dhex maraaba ku tunta oo kala jeexjeexda, oo weliba aan la arag mid ka samatabbixiya.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 5

arki Miikaah 5:8 macnaha guud