Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 5:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kanu wuxuu noqon doonaa nabaddeenna. Markii kan reer Ashuur uu dalkeenna soo galo, oo uu ku dhex socdo daaraheenna waaweyn, markaasaynu isaga ku kicin doonnaa toddoba adhijir iyo siddeed nin oo madax ah.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 5

arki Miikaah 5:5 macnaha guud