Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwii dhutin jiray waxaan ka dhigi doonaa kuwa hadhay, oo kuwa meesha fog lagu tuurayna waxaan ka dhigi doonaa quruun xoog badan, oo Rabbigu iyaguu ugu talin doonaa Buur Siyoon hadda dabadeed iyo tan iyo weligeedba.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 4

arki Miikaah 4:7 macnaha guud