Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 4:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Magaalada Siyoonay, sara joogso, oo wax tun, waayo, geeskaaga waxaan ka dhigi doonaa bir, oo qoobabkaagana waxaan ka dhigi doonaa naxaas, oo adna dadyow badan baad burburin doontaa oo faa'iidadooda waxaad gooni u sooci doontaa Rabbiga, oo maalkoodana waxaad gooni u sooci doontaa Sayidka adduunka oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 4

arki Miikaah 4:13 macnaha guud