Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Yacquubow, sida xaqiiqada ah dhammaantiin waan soo wada shirin doonaa, sida xaqiiqada ah waxaan soo ururin doona kuwa dadka Israa'iil ka hadhay, oo waxaan iyaga isugu wada keeni doonaa sidii idihii Bosraah, sidii adhi daaqsiintiisii ku dhex jira, oo dadkooda badan daraaddiis aad bay u buuqi doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 2

arki Miikaah 2:12 macnaha guud