Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Miikaah 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadyowga oo dhammow, kulligiin maqla. Dhulka iyo waxa ku jira oo dhammow, bal dhegaysta, oo Sayidka Rabbiga ahu ha idinku marag furo, Sayidku macbudkiisa quduuska ah ha idinkaga marag furo.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 1

arki Miikaah 1:2 macnaha guud