Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Malaakii 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa kuwii Rabbiga ka cabsaday midkood baa midka kale la hadlay, oo Rabbiguna wuu dhegaystay oo wuu maqlay, oo hortiisa kitaab xusuuseed baa loogu qoray kuwii Rabbiga ka cabsaday, iyo kuwii magiciisa ka fiirsaday.

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 3

arki Malaakii 3:16 macnaha guud