Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Malaakii 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiil wuxuu murweeyaa aabbihiis, addoonna sayidkiisa, haddaba haddii aan aabbe ahay, meeday murwaddaydii? Haddiise aan sayid ahay, meeday cabsidaydii? Wadaaddada magacayga quudhsadayow, Rabbiga ciidammadu saasuu idinku leeyahay. Idinkuna waxaad leedihiin, War sidee baannu magacaaga u quudhsannay?

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 1

arki Malaakii 1:6 macnaha guud