Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Malaakii 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo reer Edom yidhaahdaan, Annaga waa nala dumiyey, laakiinse waannu soo noqon doonnaa, oo meelaha cidlada ah waannu dhisi doonnaa, Rabbiga ciidammaduse wuxuu leeyahay, Way dhisi doonaan, laakiinse anigu waan dumin doonaa, oo dadku wuxuu ku magacaabi doonaa, Dalka Xumaanta, iyo dadka uu Rabbigu weligiis u cadhaysan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 1

arki Malaakii 1:4 macnaha guud