Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Malaakii 1:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan jeclaan lahaa inuu idinku dhex jiro mid albaabbada xidha, inaydaan meeshayda allabariga dab ugu shidin si aan waxtar lahayn! Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Anigu idinkuma faraxsani, oo gacmihiinnana innaba qurbaan ka aqbali maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 1

arki Malaakii 1:10 macnaha guud