Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 8:23-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

23. Aniga aakhirada hore waa lay taagay, waxaan jiray bilowgii ugu horreeyey, Ama intaan dunidu jirin ka hor.

24. Anigu waxaan dhashay intaan moolal jirin ka hor, Iyo intaanay jirin ilo biyo ka buuxaan.

25. Intaan la qotomin buuraha Iyo kuraha ka hor ayaan anigu dhashay,

26. Intaanuu isagu samayn dhulka iyo berrimmada, Amase ciiddii dunida ugu horraysay.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 8