Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 6:20-23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

20. Wiilkaygiiyow, qaynuunka aabbahaa xaji, Oo amarka hooyadaana ha ka tegin.

21. Had iyo goorba qalbiga ku sido, Oo qoortana ku xidho.

22. Markaad socotid wuu ku hoggaamin doonaa, Oo markaad seexatidna wuu ku dhawri doonaa, Markaad toostidna wuu kula hadli doonaa.

23. Waayo, qaynuunku waa laambad, amarkuna waa iftiin, Oo canaanashada edbintuna waa jidkii nolosha,

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 6