Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 31:29-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

29. Dumar badan baa wanaag sameeyey, Laakiinse adigu waad ka sii wanaagsan tahay dhammaantood.

30. Suuradwacnaantu waa khiyaano miidhan, oo quruxduna waa ceeryaamo oo kale, Laakiinse naagtii Rabbiga ka cabsata waa la ammaani doonaa.

31. Midhihii gacmaheeda wax ka siiya, Oo shuqulladeeduna iyada ha ku ammaaneen irdaha magaalada.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 31