Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 31:26-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

26. Afkeeda waxay u kala qaaddaa xigmad; Oo carrabkeedana waxaa saaran sharciga raxmadda.

27. Waxay aad u xannaanaysaa reerkeeda, Oo kibista caajisnimadana ma cunto.

28. Carruurteedu way kacaan oo waxay ugu yeedhaan tan barakaysan, Oo weliba ninkeeduna wuu ammaanaa, isagoo leh;

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 31