Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 30:6-8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Erayadiisa waxba ha ku darin, Waaba intaas oo uu ku canaantaa, oo lagu ogaadaa inaad beenaaleh tahay.

7. Laba waxyaalood ayaan ku weyddiistay, Iyaga ha ii diidin intaanan dhiman.

8. Wax aan waxtar lahayn iyo been iga fogee, Oo caydhnimo iyo taajirnimo midna ha i siin. Igu quudi cunto aanan ka maarmin,

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 30