Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 27:14-17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

14. Kii intuu aroor hore kaco saaxiibkiis cod dheer ugu duceeya, Waxaa loo qaadan doonaa habaar.

15. Maalin roobaabeed dhibicyadeeda aan kala go'in Iyo naag muran badanu waa isku mid.

16. Ku alla kii iyada celiyaa, dabayshuu celiyaa. Gacantiisa midigna saliid bay qabataa.

17. Bir baa bir afaysa, Oo sidaas oo kale nin baa saaxiibkiis afeeya.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 27