Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 24:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad tidhaahdid, Bal eeg, waxan ma aannu garanayn, Kan qalbiyada miisaamaa miyaanu ka fiirsanayn? Oo kan naftaada dhawraa miyaanu ogayn? Oo miyaanu isagu nin walba ugu abaalgudayn sida shuqulkiisu yahay?

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 24

arki Maahmaahyadii 24:12 macnaha guud