Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 23:8-11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Wixii aad cuntay waad soo mantagi doontaa, Oo erayadaadii macaanaana way kaa lumi doonaan.

9. Nacas waxba ha kula hadlin, Waayo, isagu xigmadda hadalkaaga wuu quudhsan doonaa.

10. Soohdintii hore ha durkin, Beeraha agoommadana ha dhex gelin,

11. Waayo, bixiyahoodu waa xoog badan yahay; Oo isaga ayaa dacwadooda kugu qaadi doona.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 23