Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 23:10-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

10. Soohdintii hore ha durkin, Beeraha agoommadana ha dhex gelin,

11. Waayo, bixiyahoodu waa xoog badan yahay; Oo isaga ayaa dacwadooda kugu qaadi doona.

12. Qalbigaaga edbinta u jeedi, Oo dhegahana erayada aqoonta.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 23