Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 23:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Markaad u fadhiisatid inaad taliye wax la cuntid, Aad uga fiirso waxa hortaada yaal,

2. Oo mindi cunaha iska saar Haddaad tahay nin hunguri weyn.

3. Cuntadiisa macaan ha damcin, Waayo, waa cunto khiyaaneed.

4. Ha isku daalin si aad taajir ku noqotid. Oo xigmaddaadana ka joogso.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 23