Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 22:25-28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Waaba intaas oo aad jidkiisa baratid, Oo aad naftaadana dabin ku riddid.

26. Ha noqonin sida kuwa gacanta dhaar ugu dhiiba, Ama sida kuwa deyman u dammiinta.

27. Haddaanad haysan wax aad bixiso, Bal muxuu sariirtaada hoostaada uga la bixi?

28. Soohdinta hore oo ay awowayaashu dhigeen Innaba ha durkin.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 22