Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 22:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Magac wanaagsan baa laga doortaa maal badan, Oo nimcana waa ka wanaagsan tahay lacag iyo dahab.

2. Taajirka iyo miskiinku way wada kulmaan, Oo Rabbigu waa kii kulligood sameeyey.

3. Ninkii miyir lahu sharkuu arkaa, wuuna dhuuntaa, Laakiinse garaadlaawayaashu way iska sii maraan, waana la taqsiiraa.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 22