Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 18:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Kii gooni isu soocaa, wuxuu doondoonaa damaciisa, Oo xigmadda oo dhanna wuu ku kacaa.

2. Nacasku waxgarashada kuma farxo, Laakiinse wuxuu ku farxaa uun inuu waxa qalbigiisa ku jira muujiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 18