Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 17:25-27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Wiilkii nacas ahu waa u murug aabbihiis, Waana u qadhaadh tii dashay.

26. Weliba ma wanaagsana in kii xaq ah la taqsiiro, Ama in kuwa sharafka leh qummanaantooda aawadeed wax loogu dhufto.

27. Kii hadalkiisa yareeyaa, aqoon buu leeyahay, Oo kii qalbigiisu qabow yahayna waa nin garasho leh.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 17