Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 14:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Naag kastoo caqli lahu gurigeeday dhistaa, Laakiinse nacasaddu gacmaheeday ku dumisaa.

2. Kii qummanaantiisa ku socda ayaa Rabbiga ka cabsada, Laakiinse kii jidkiisa ku qalloocan wuu quudhsadaa isaga.

3. Afka nacasyada waxaa ka soo biqla kibir; Laakiinse kuwa caqliga leh bushimahooda ayaa iyaga dhawri doona.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 14