Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Maahmaahyadii 13:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Wiilkii caqli lahu wuxuu maqlaa edbinta aabbihiis, Laakiinse kii wax quudhsadaa canaanta ma maqlo.

2. Nin wuxuu wax wanaagsan ku cuni doonaa midhaha afkiisa, Laakiinse khaayinnada naftoodu waxay cuni doontaa midhaha dulmiga.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 13