Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa Muuse wuxuu Haaruun ku yidhi, Meesha allabariga u dhowow, oo waxaad bixisaa qurbaankaaga dembiga iyo qurbaankaaga la gubo, oo nafsaddaada kafaaraggud u samee, iyo weliba dadka aawadiis, oo waxaad bixisaa dadka qurbaankiisii oo iyaga kafaaraggud ugu samee sidii Rabbigu amray.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 9

arki Laawiyiintii 9:7 macnaha guud