Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Laawiyiintii 8:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo isna uurkujirtii iyo addimmadii ayuu biyo ku maydhay, markaasaa Muuse wankii oo dhan ku dul gubay meesha allabariga, waayo, kaasu wuxuu ahaa qurbaan la gubo oo caraf udgoon loo bixiyo, wuxuuna ahaa qurbaan Rabbiga dab loogu sameeyo, sidii Rabbigu Muuse ku amray.

akhri dhamaystiran cutubka Laawiyiintii 8

arki Laawiyiintii 8:21 macnaha guud